Musharaxiin banaanka ka joogay doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray

Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan doorashada. Musharaxiintan oo Kala ah C/raxmaan Odawaa, Kamaal Guutaale, C/dheere iyo Weheliye ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan doorashada haddii la fuliyo qodobada soo socda:- 1-In la xaliyo dhamaan muranada jira … Continue reading Musharaxiin banaanka ka joogay doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray